Wasaarada Arrimaha dibeda DF oo War cusub ka so saartay dagaalkii Belad-xaawo (Akhriso)

Wasaarada arrimaha dibeda ee Somalia ayaa caawa war cusub ka soo saartay dagaalkii manata ka dhacay degmada Belad-xaawo ee gobolka Gedo, kaasoo dhexmaray ciidamada DF iyo kuwa Jubbaland oo uu horkacayey Cabdi Janan Wasiirka amniga Jubbaland. HOOS KA AKHRISO QORAALKA OO DHAMEYSTIRAN Dowladda Soomaaliya waxay caddaynaysaa in ay maleeshiyo ay soo hubaysay Dowladda Kenya xalay … Continue reading Wasaarada Arrimaha dibeda DF oo War cusub ka so saartay dagaalkii Belad-xaawo (Akhriso)